Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Shacabka Ugu Hambalyeyay Ciidul Adxa.

0
19

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Shacabka ku nool caasimadda Muqdisho Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee Magaaladda Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli AXmed.