Gawaari Sida Shixnado Gar gaar Ah loo diray degmada Ruunirgood

0
37

Jowhar- (  Radio Isnaay )- Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa maanta gaadiid sida shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellada dhexe, Gaadiidkaan ayaa wada gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka, waxaana hay’adda ugu talagashay in la gaarsiiyo shacabka degmadaas iyo degaannada ku xeeran .

Waxaa SooJeedineysa: – Xaliima Cali Ibrahim .