Maamulka Xamarjajab oo beeniyay in shacabka maydadka la baxaya lagu xujeeyay lacag.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar ay isla dhexmarayeen bulshada oo ku aadan in lacago lagu xujeeyay ehelada dadka la baxayo maydadkooda ee ku aasan iskuul buluusiya.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.