Maalinta Caalamiga ah ee Ka-hortagga Shaqada Carruurta oo Maanta ku beegan.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Ka-hortagga Shaqaysiga  Carruurta waxaa markii ugu horreysay la aasaasay sannadkii 2002-dii Ururka Shaqaalaha Adduunka (ILO) si loogu soo jeediyo dareenka joogtada ah ee ku saabsan shaqada carruurta iyo in dib loo eego xeeladahayada lagu ciribtirikarayo.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.