Sare u kac ku Yimid Qiimaha la iibiyo Kalluunka Jowhar.

0
24

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Kalluunka ayaa ah kheyraadka laga helo dalkeena waxan jira dadayoow badan oo isku jira raga iyo dumar kuwaasi oo  shaqeysta ibinta kallunka,

Sare u kaca balaran ayaa xiligan kaga daremaya suuqa lugu  ibiiyo kallunka wabiga ee magaaladani jowhar kadib markii aya yaraadeen biyo baxada ka jirta gobolka iyagoo gacantasad iibisa kallunka shegen in aya ka heli jireen kallunka ugu badan ee suqa la iibiyo.

Waxaa SooJedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.