Dhalinyarada ku Shaqeysata Farsamada Gacanta oo Cadsaday in la Caawiyo

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – dhalinyarada ka shaqeysa horumarinta iyo dayactirka mobelada ee ku sugan suuqyada waaweyn ee magaalada jowhar oo la hadlay radio isnaay ayaa ka warbixiyay caqbado kale  duwan oo kaga yimaada bulshada xiliyada shaqada.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.