Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle.

0
26

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HIrshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ay yeelaneysa wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.