Booliska Soomaaliya Oo Gacanta ku dhigay Rag ku Eedeysan In ay dhac ka Geysteen Muqdisho.

0
36

JOwhar ( Radio Isnaay ) – Xili mudooyinkii ugu dambeeyay booliska Soomaaliyeed ay ku howlanyihiin sugida amniga Magaalada Muqdisho ayaa waxaa gacanta lagu soo dhigay rag dhac ka geeysanayo gudaha muqdisho.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.