Madaxweyne Qoor-Qoor Oo Guddi Wasiiro Ah U Saaray dagaal Ka Dhacay waqooyiga Galgaduud.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddi wasaiirro ah u magacaabay xal u raadinta Colaadda Waqooyiga Gobolka Galgaduud.


Guddigan oo ka kooban 5 Wasiir oo ka tirsan golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha,Amniga,Owqaafta iyo Arrimaha Diinta,Gargaarka iyo Warfaafinta.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.