Madaxweynaha KGS oo xariga Ka Jaray Dhismayaal loogu talagalay Barakacayasha Baydhabo.

0
26

JOwhar – ( Radio ISNAAY ) – Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray 200 oo Guri oo loo dhisay Qaar kamid ah Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.