Kulanka Guddiga Joogtada Barlamaanka Soomaaliya oo Kismaayo lagu qabtay.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo maanta ku qabsoomay Magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.