Munaasabadda maalinta baddaha Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
22

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadda maalinta caalamiga ah ee badaha adduunka oo ku beegan 8da June ayaa Maanta lagu qabtay xeebta liido ee degmada Cabdiacsiis ee Magaalada Muqdisho.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.