Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray Isbitaal laga hirgaliyey Kismaayo

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka loogu tala galay Ciidamada Jubbaland oo ay maamulka u ka hirgaliyey agagarka dugsiga tababarka Ciidanka Daraawiishta Jubbaland.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.