Iskuulada sida gaar ah loo leeyahay oo ku soo badanaya Jowhar.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iskuulka darsalama waxa uu ka mid yahay iskuulad sida gaar ah loo leyahay ee ku yala magaalad jowhar ee Caasimadda hirshabelle, Iskuulkan ayaa bixiya madoyin bdn oo ay ka mid tahay somali English iyo xisaab.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi Xuseen.