Guddoomiyaha SODMA oo la kulmay qaar ka mid ah safiirada Soomaaliya

0
75

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhaweeyay safiirrada Soomaaliya u joogo qaar kamid ah dalalka caalamka, si gaar ah dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed, Libiya Cabdi Aadan Cabdi, Ciraaq Ridwaan Xirsi Maxamed iyo Jarmalka Cabdicasiis Maxamuud Maxamed Fara-badane.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.