Labo Ruux oo Cudurka Shubanka Ugu Geeriyootay Degmada Aadn Yabaal.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Shuban-biyoodka ayaa ka dilaacay degmada Aadan Yabaal iyo tuulooyin hoostaga degmadaasi waxaa uuna haleelay dadka da’da ah iyo caruurta.

waxaa soo jeedinaya ; – Cabdiweli Axmed.