Kulan looga hadlayay qorshaha horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowalad gobaleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daah-furtay kulan la xiriira Istaraatiijiyadda Qorsho Howleedka Beeraha Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.