Kulan looga Hadlaayay Doorka Haween Ay ka Qaadan karaan Xasilinta oo lagu Qabtay Beydhabo.

0
61

Jowhar (Isnaay Radio)- Waxaa magalad baydhabo ee xarunta gobolka Bay lugu qabatay dood wadaag ku sabsan sida aya haweenka ugu qeyba qadan karaan xasilinta degaanad maamulka koofur galbeyd soomaaliya.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.