Dood wadaag looga hadlayay isbedelka Cimilada oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
60

Jowhar (Isnaay Radio)- Ururka dhalanyarada kgs swsyc ayaa magalada beydhabo ku qabtay dood wadag ku aadan barnaamijka wacyigelinta iyo is dhex galka dhalanyarada dood wadaagan ayaa loo qabtay aqoonyahanada ardeyda dhigta jamacadaha ku yala beydhabo.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.