Darawalada ka xeeya Mootooyinka oo ka Hadlay Biyaha Fadhiya Waddooyinka

0
53

Jowhar (Isnaay Radio)- Dhalanyarada ku nool magalada Jowhar ee ku shaqeysata wadista mootobajaajka ayaa Waxa ay cabasho ka mujiyeen wadoyiinka magalada jowhar xili robaadka kuwaasi oo sheegay in ay kala kulmaan dhibaatooyin kale duwn.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.