Dhisme lagu xoojinayo Tiirarka difaaca Buundada Oo la dhagax dhigey Luuq

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Luuq oo kaashanaya Injeneero ka socdey hay’adda Al raxma ayaa dhagax dhigay Dhismo lagu xoojinaayo difaaca Buundada Degmada Luug ee Gobolka Gedo.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.