Kulan looga hadlayay sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa dadka danyarta oo Baydhabo lagu qabtay

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay xarunta Madaxtooyada KGS ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo Maanta howlo shaqo ku gaaray Magaalada Baydhabo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.