Gadiidleyda Kismaayo oo Bogaadiyay wadooyiin laga dhisay Magaaladaasi.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socdo dhismaha wadooyin kala duwan kuwaas oo laga dhisayo xaafado kala duwan, wadooyinka dhismaha ku socdo marka laga tago waxaa horey u dhamaaday wajigii koowaad ee dhismaha wadooyinka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.