Dhaqaatiirta Jowhar oo ka Digay Halista Xanuunada ku Dhaca Wadnaha.

0
70

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka badankiis waxay ogyihiin in waxyaabaha halista u ah wadne xanuunka ay yihiin dhiig karka, sigaarka, kolestaroolka oo sarreeya, iyo miisaanka oo kordha.

Qaarka ka mid ah bulshada ayaa wax ka weydiinayay waxa ay ka aaminsanyihiin Xanuunada ku dhaca wadnaha iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan xanunakasi.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.