Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle Oo ka Warbixisay Cudurada ku dhaca Xoolaha.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta Iyo daaqa dowlad gobaleedka hirshabele ayaa qeyb weyn ka qaadata horumarinta Xanaanada xoolaha maadama Magalada jowhar iyo deeganada ku hareeresan ay ku noolyihin xoola dhaqato iyo beeraley.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur