Shaxda Ay Man United Ku Ciyaari Karto Hadii Uu Tuchel Badalo Ten Hag.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Man United ayaa lala xidhiidhinayaa tababare Thomas Tuchel kaas oo bilaa shaqo ah kadib markii uu ka tagay kooxda Bayern Munich.

Tuchel ayaa lagu soo waramayaa in uu xiiso u qabo in uu noqdo tababaraha Man United shaqadana ka badalo Erik Ten Hag.

Tababare Tuchel ayaa la filayaa in uu xoojiyo kooxda isla markaas la siiyo lacag uu suuqa ku galo.

Wargayska Mirror ayaa soo saaray shaxda ay Man United ku ciyaari karto hadii uu Tuchel noqdo tababaraha cusub ee Man United.