Madaxweyne Xasan oo Kenya kaga qeyb galaya shirka bangiga Horumarinta Africa

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-galo Shirka Bangiga Horumarinta Afrika.

Wxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.