Ganacsato ku hanti beeshey shaqaaqooyin ka dhacay Baraawe Oo Lacag la gudoonsiiyey.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankani oo ahaa mid xal loogu raadinaayey shaqaaqooyin bilooyinkii ugu dambeeyay ka dhacey Magaalada Baraawe ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose oo ay horkacayeen qaar ka mid ah Madaxda maamulka KGS, odayaasha dhaqanka ee degaanada shabellaha hoose iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.