Dib u dayactir lagu bilaabay wadooyinkii ay bur buriyeen fatahaada Baladweyne.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudiga gaadiidleeyda magaalada Baladweyne ayaa dayactir iyo dib u dhis ku bilowday laamiga dheer kaasi oo ay burbur u geeysatay fatahaadii Wabiga Shabeele.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.