Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay ku simaha ergayga gaarka ah ee QM ee Soomaaliya.

0
60

Jowhar­- ( Radio Isnaay )- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, ku simaha ergayga gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), James Swan, oo booqasho sharafeed ugu yimid.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen.