Tababar Lagu dhisayo Aqoonta Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo lagu qabtay Beydhabo.

0
58

Jowhar­- ( Radio Isnaay )- -Wasiirka wasaaradda waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed Ibraahim cali Aadan ayaa magaalada Baydhabo tababar ugu furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda waxbarashada.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.