Tababar lagu adkaynayo nidaamka kormeerka Mashaariicda oo lagu Qabtay Kismaayo.

0
61

Jowhar­- ( Radio Isnaay )-  Tababar Heer sare lagu adkaynayo nidaamka kormeerka iyo qiimaynta mashaariicda horumarineed iyo dib u dhiska kaabayaasha muhiimka ah ee dalka ayaa maanta Magaalada kismaayo uga furmay gudiga Qaran ee kormeerka iyo qiimaynta Mashaariicda Wasaaradaha Qorshaynta heer Federal iyo Maamul Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Baanadir.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim.