Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

0
59

Jowhar­- ( Radio Isnaay )- Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada mudane Cabdullaahi Dubad Shiil, Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo Cabdirisaaq Aadan Inshaar iyo Taliyaha Amniga Garoonka ayaa saaka kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle Xassan uu ka koobanyahay.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen.