Culuma’udiinka Jowhar oo ka Hadlay Diinta Waxa Ay ka Qabto Gudniinka Fircooniga.

0
41

Jowhar­- ( Radio Isnaay )- Gudniinka Fircooniga ah wuxuu leeyahay saameyn degdeg ah iyo xanuun daran kwaasi oo ay la kulmaan haweenka loo gudo gudniinka Fircooniga .

Mid ka mid ah Culuma’udiinka Magaalada jowhar ayaa ka warbixiyay diinteenta islaamka wax ay ka qabto gudniinka fircooniga.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliima Cali Ibrahim