Jowhar- ( Radio Isnaay )- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo maamulka jaamacadda Ummadda ayaa si wada jir ah u daah-furay Barnaamijka baarista indhaha oo si bilaash ah loogu fidinayo qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahi.