Sare Ukac ku yimid Qiimaha dalagyada Sisiinta Suuqyada Jowhar

0
91

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalaga siisiinta waxaa uu ka mid yahay dalagyada ka baxa dhulbereedka Magaalada Jowhar, bulshaduna ay aad u isticmalaan waxaana loo iibi geeya magaalooyin badan oo ay ugu horeyso Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed nuur.