Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Kuweyt oo ka qeyb galay Munaasabad horu dhac u Ah maalinta Africa.

0
74

Jowhar¬- ( Radio Isnaay ) – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwait Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusaayey maalinta Afrika oo fiidnimadii xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Axmed.