Imtixaanka fasalada 8-aad iyo 12-aad oo laga daah furay Garoowe.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha maamulka Puntland iyo masuuliyiin katirsan wasaaradda waxbarashada iyo taclinta sare ee maamulkaasi ayaa Magaalada garoowe ka daah furtay imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada dhexe iyo sare.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.