Ururka Nafad Degmad Jowhar oo Maamulka Hirshabelle ka Codsaday In La Caawiyo

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaararkaan ayaa ahaa kuwa Aqoonsiga Xubinnimada Ururka Naafada Gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan kuwa Degmada jowhara waxaana loo qeybiyay Xubnaha Ururukaan ee ku sugan magaalada.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.