Dignino Adag oo Laga Soo Saaray Jarista Dhirta.

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasaarada deeganka iyo isbalka cimilada xukamada fadraalka somaliya aya warmurtiyeedkasosaartay shir sidaxgeesod ah oo aay wasaradada la qaadatay wasaarada amniga maamulka gobolkabanaadir iyo taliska boliska somaliya waxana warmurtiyedka laguso saaray goaano lagu mamnuucayo jarista dhirta

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.