Soomaaliya oo dalka Indonesia uga qeybgashay shir looga hadlayey horumarinta Biyaha.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi uu Hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta Iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa lagu soo dhoweeyey Dalka Indonesia oo uu kaga qeeyb gelay Shirka Madasha 10aad ee Biyaha ( 10th World Water Forum).

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.