Hirshabeelle Oo Laga Codsaday In Fursado Shaqo Ay u Abuuran dhalinyarada.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – dhalinyarada ku nool Magaalada jowhar oo la hadlaya maamulka Hirshabeelle ayaa siwayn uga hadlay caqabadaha ka taagan dhanka ganacsiga iyo kaalinta dhalinyarada ay ka sameeyn lahayeen.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.