Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga eeu fadhiga Soomaaliya.

0
35

Jowhar- ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf  xoosh ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya mudane  Alper Aktas.

Waxaa SooJeedinaya : –  Maxamed Nuur Xuseen.