Jowhar- ( Radio Isnaay ) -Wasaarada Gargaarka Maaraynta iyo Musiibooyinka Dowlada goboleedka Hirshabelle ayaa kulan Deg deg ah oo looga hadlayay arimaha Fatahaadaha Gobolka Hiiraan ku qabatay Magaalada Beledweyne ee Xaruunta gobolka hiraan
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim