Madaxweynaha Soomaaliya oo Dikreeto ku magacaabay degmooyinka ka tirsan Gobolka Banaadir.

0
36

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dikreeto ku soo saaray in Gubadleey, Daarusalaam iyo Garasbaaley loo aqoonsaday degmooyin buuxa oo ka tirsan gobolka Banaadir.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiweli Tima Cade