Gudi ku meel Gaar Ah oo loo Sameeyay Naafada Maamlka Galmudug

0
32

Jowhar- ( Radio Isnaay ) -Magaalada Dhuusamareb Ee Maamaulka galmudug ayaa lagu qabtay xaflad caleema saar ah taasi oo gudoomiye iyo ku xigeen loogu sameyey ururka naafada galmudug wasaarada amuuraha haweenka galmudug ayaa ka qeyb gashay munaasabada

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.