Dugsiyada Farsamada Gacanta oo ku Soo Badanaaya Jowhar

0
38

Jowhar- ( Radio Isnaay ) -Ayaan axmed oo ka mid ah mucalimiinta Dugsi farsamo oo gabdhaha ka bartaan cilaan saarka iyo qurxinta wajiga ee markup arts ayaa radio isnaay usheegtay in aay si kordhayaan hablaha baranayo xerfada qurxinta dumarka dawaarka iyo cilaan saarka.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.