Deeq lacag ah oo lagu wareejiyay dad ku hanti beelay dab ka kacay Cadaado.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga ganacstada Degmada Cadaado iyo masuuliyiinta ururrada bulshada degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lacag gaaraysa 20 kun oo dollar waxaa ay ku wareejiyay dad k hanti beelay dab 19-kii April 2024 ka kacay gudaha degmada Cadaado.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.