Maamulka degmada Jowhar oo Radio Isnaay ku Bogaadiyay sida wanaagsan ee ay ugu shaqeyso bulshada.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka degmada Jowhar ayaa Waxa ay Radio Isnaay ku Bogaadiyay sida wanaagsan ee ay ugu shaqeyso bulshada, Kuwaas oo ka shaqeeya arimaha bulshada sida cafimaadka, ganacsiga, waxbarashada iyo dhalanyarada.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.