Bulshada degmada Jalalaqsi oo codsaday in loo dayactiro buundadda degmada.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Buundada degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameyn weyn ku yeelatay fatahaadii Wabiga Shabeelle ee dhowaan halkaasi ku dhuftay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.